Mustaf Guudow: Anigu Muqdisho waxaan ku soo laabanayaa Isniinta, markaan imaadana Baarlamaanka ayaan waxbixin siin doonaa,
waxaan"na saaxiibadayda aan gudoomiyaha u ahay leeyahay hawl shaqo ayaan ku maqanahay, warbixina waan idinka siin doonaa marka
aan soo laabto".